Published:

maxamed-cali-bileHargeisa (GNO)- Aqoonyahan Maxamed Cali Bile oo ka mid ah Haldoorka Waxgaradka aqoonta u Saaxiibka ah ee Somaliland Ma jiirato ayaa ka Si Cilmiyaysan uga Waramay Wafdigii madaxda Xisbiga Qaranka ee Wadani oo uu sheegay Jawaabaha ay wafdigu bixiyeen aan lagu qanci karin. Shakina uu ka dhashay ah iney arimo qarsoon u tageen. Inta ay maqantahay jawaab lagu qancaa, shakigu oo sii xoogeysanaya oo uu sheegay in uu run usii eekaanayaa.
Aragtideyda Aqooneed waa tan.

News Related