Published:

Badhasaab-Ku-Xigeenka  Gobalka  Gabiley  Mudane  Cali  Cabdi  C/Laahi  Waa  Masuulkii  Ugu  Horeeyey  Ee  Xukuumada  Siilaanyo  Ku  Xigeenimo  La  Bilawdey  Gobalka  Gabiley,  Ilaa  Haatana  Lama  Hayo  Sooyaalkiisa  Masuuliyadeed  Waxqabad  Ama  Wax  Lagu  Xasuusto  Sababtuna  Waxay  Tahay  Ninkani  Waa  Gudoomiye  Danayste  Ah  Oo  Maalinba  Halkay  Wax  Ugu  Jiraan  Aad  Ugu  Dadaala  Si  Uu  U  Dhacsado  Waxaa  Uu  Doonayo,  Ma  Daneeyo  Gobalnimo,  Ma  Jecla  Wada  Socodka  Gobalka  Iyo  Gacmo  Is  Qabsiga  Bulshada,  Waa  Khabiir  Jabhada  Oon  Inaba  Jixin-Jix  Lahayn.

12963700_1006629442753526_1247161279210321638_n

Hadaba  Ninka  Madaxnimadiisu  Sidaa  Tahay  Ayaa  Doonaya  Inuu  Umada  Xag-Xagto  Ama  Taash  Iyo  Cambaarayn  U  Sameeyo  Masuuliyiinta  Kale  Ee  Gobalka,  Cadadiisuna  Waa  Cali  Dacweeye  Hadii  La  Arko  Masuul  Reer  Gabileya  Oo  La  Dacweeyo  Isagaa  Dacweeyey,  Waa  Isu  Dhex  Maraha  Doonta  Shaqaalaheeda  Iyo  Naaquudaha  Waana  Arin  Uu  Ku  Caano-Maaley  Xukuumaduna  Waa  Inta  Kaliya  Ee  Ay  Ku  Haysato,  Laakiin  Maaha  Wax  Caqliga  Saalimka  Ahi  Qaato  Waayo  Nimaan  Irbad  Dun  Galin  Inuu  Dadka  Tilmaamo  Ama  Wax  U  Sheego  Ama  Cid  U  Mana-Sheegto.

Masuulkani  Lagu  Magacaabo  Cali-Case  Waa  Nin  Aragtidiisa  Maamul  Iyo  Bulsho  La  Socoshadu  Ay  Ka  Liidato  Taasina  Waxaa  Kaaga  Mara  Kacaya  Gabood  Falada  Uu  Kula  Umada  Badh  Ka  Mida  Ama  Masuuliyiinta,  Hadaba  Waxay  Is  Weydiinayaan  Shacabku  Ninkan  Loo  Tirinayo  Musuq-Maasuqyada  Baahsan  Sababta Ay  Xukuumadu  Uga  Dul-Qaadi  Laadahay  Bulshda  Maadaama  Dhib  Mooyaane  Aanu  Dheef  Lahayn,  Mise  Waxa  Laga  Waayey  Cid  Badasha  Cida  Uu  Ka  Soo  Jeedo  Taasina  Ila  Aha Sidaa  Awgeed  Ninkaa  Umada  Isu  Dhirbaaxaya  Dhexdooda  Ee  Anshaxa  Maamulnimo  Ka  Gudbay Waxa  Laga  Codsanayaa  Cidey  Iney  Umada  Ka  Fadhiisiyaan.

Waxaan  Ugu  Gunaanadi  Anigoon  Halkaa  U  Dhaafeyn  Ninkaa  Isu  Haysta  Inuu  Gobta  Yahay  Ee  Gunimadu  Biyo  Dhigtey  Tix  Ama  Gabaygii  Salaan  Maxamed  Xirsi  Ee  Ahaa

Maalitey  Xoolaha  Timidey

Ninkaan  Geelayga U  Xulayey

Waxba  Yaanu  Xeerkay  I  Marin

Xoolana  I  Siinine

Xaasha,E  Nin  Libin  Kaa  Xisdiyey

Xumihii  Waa  Yaabe

Ifka  Intaan  Xayga  Ahayn

Hadaan  Xiise  Kala  Weynay

Aakhiro  Rabbaa  Ina  Xisaabine

Xageyga  Wax  Sii  Dhigo

Nabsaan  Xaynka  Kuu  Sudhee.

News Related