Published:

Agaasimahii Guud ee Dalada Dhalinyarada Heer Qaran ee Sonyo  Siciid Maxamed Axmed oo Maanta Ka hadlayay Xafladii ay Xilalka Kula wareegayeen Hogaankii Hore ee Daladaasi Iyo Masuuliyiinta Cusub ee Golaha Dhalinyarada Sonyo Ee Uu Hogaaminayay Aqoonyahan Cabdicasiis Siciid Saalax Ayaa Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii uu u hayay Daladaasi oo uu Soo Joogay Mudo 8 Xilwareejinood oo u Dhiganta 14 Sanadood

“Sideed Xilwareejinood Ayaan usoo Taagnaa oo ka Qabsoomay Hotelka Ambassador Hargaysa Waana Tii iigu Danbaysay ee aan Goobjoog ka Ahaado Waxaanan Filayaa In Shaqadii Daladaasi Halkaasi Laga Sii Wado “ Ayuu Yidhi

https://www.youtube.com/watch?v=O_wk6AU9p68&feature=youtu.be

News Related