Published:

Qaar ka mid ah madax dhaqameedka Reer Somaliland ayaa waxaa
ay faah faahin ka bixiyeen kulan ay maanta isku soo hor fadhiisiyeen masuulyiinta saddexda xisbi ee Kulmiye , Waddani iyo UCID

Waxaa ay sheegen madax dhaqameedkani in ay siyaasiyiintan u soo jeediyeen in ay gabi ahaanba joojiyaan hadalada xanafta leh ee ay warbaahinta isku marinayaan isla markaana ay joojiyaan olalahan ay bilaabeen wakhtigan abaaraha lagu jiro , waxaana ay madax dhaqameedkani xusen in masuulyiintani ka aqbaleen codsiyadan ay u soo jeediyeen

News Related