Published:

Donald Trump ayaa qaaday tallaaabadii ugu horeysay isagoo ah madaxweyne, wuxuu saxiixay amar ah in is bedel lagu sameeyo ceymiska caafimaadkaa ee Obama uu aasaasay.

1

Laamaha uu amray wuxuu u sheegay inay yaareeyaan dhaqaalaha dulsaaran ceymiska oo loo yaqaano Obamacare.

Hadal uu ka jeediyay xafladdii dhaarinta, wuxuu sheegay inuu “dadka Amerika uu mudnaanta siinaayo”.

Wuxuu ballan qaaday “inuu wax la qabanaayo shirkaadaha Mareykanka ee “la deyriyay”.

Talaabadan ayaa loo arkaa mid uu Donald Trump ku tirtirayo raadadkii Obama oo uu barmaamijkani uu muhiimsanyahay, iyadoo Obama uu si aad ah isugu dayay inuu Donald Trump ku qanciyo inaanu baabiin Obamacare.

 

News Related