1. In Doorashada Madaxtooyada ee hadda dib u dhacday abaaraha baahsan awgeed, la qabto taariikhdu marka ay tahay 10/10/2017.
2. In Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ay qabsoomaan isku wakhti, taariikhdu marka ay tahay 10/10/2018.
Saxeexayaasha:
1. Mudane, Faysal Cali Xuseen ………………………………………
Guddoomiyaha Xisbiga UCID
2. Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ………………………………………
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani
3. Mudane, Muuse Biixi Cabdi ………………………………………
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye
4. Mudane, Cabdiqaadir Iiman Warsame ………………………………………
(Goob joog) Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka
Allaa Mahad Leh,
Axmed Maxamed Silanyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland