Published:

Burco – (GNO) – Munaasibada mahadnaq ah oo ay soo qaban-qaabiyeen maamulka gobolka Togdheer iyo max-dhaqameedka Burco oo ka huteel City Plaze ayaa loogu mahadnaqay shirkadda Telesom lacagtii nus malyuunka dollar ahayd ee ay kaga qayb-gashay gurmadka abaaraha dalka.
Munaasibadan mahadnaqa ah oo lagu soo casuumay maamulka shirkadda Telesom Burco waxaa ka soo soo qayb-galay badhasaab ku-xigeenka Burco ahna gudoomiyaha guddida gurmadka abaaraha gobolka Maxamed Diiriye Xayd iyo Madax-dhaqameed badan oo ka tirsan madax-dhaqameedka gobolka Togdheer, waxana ka hadlay masuuliyiin dhawr ah.
Halkan ka daawo warkaasi oo dhamaystiran:

News Related