Published:

Helisinki (Haldoornews)-cududan laxaadka leh ee ku soo biirtay kulmiye oo ay gadh-wadeen ka tahay Marwo Saamiya sheikh oo xilal kala duwan ka soo qabatay xusbiga ucid balse xiliyadan danbe iyadu ahayd la taliyaha arimaha dibada, ee new ucid.

Munaasibada xafladan lagu soo dhawaynayay masuuliyiinta iyo taageerayaasha ka soo digarogtay xusbiga ucid ee ku soo biiray kulmiye oo ay munaasibada si heer sare ah u soo agaasintay gudoomiyaha garabka haweenka Marwo HODAN oo iyadu ah xubin aad u firfircoon oo karti iyo dadaalba galisa xusbiga kulmiye ee ay masuuliyiintisa ka mid tahay marwo hodan oo halkaa hadala guubaabo iyo mahadnaq isugu jira ka so jeedisay ayaa ugu horay u mahad celisay taageerayaasha laxaadka leh ee ku soo biiray xusbiga kulmiye. a808

Waxa iyaduna halkaa hadal u badan sarbeeb iyo duur-xul ka hadlayaa sooyaalkii siyaasadeed ay soo marto iyo sababaha ay maanta kulmiye ugu soo biireen ba ka soo jeedisay marwo SAAMIYA SHEIKH oo sheegtay in ay in badan mucaarid so ahayd balse haatan ay farxad wayn u tahay inay maanta xusbil xaakimkii kulmiye ka mid noqoto

15541484_10154366981453925_7986021430329172303_n 15781289_850087918426876_2034974158915576721_n 15781478_850088021760199_6260729371805829885_n 15781593_850088185093516_6153052294879866688_n 15799845_850088845093450_873739922740359280_o 15822604_850087958426872_8848768999642588217_n 15822608_850087851760216_8770882018454080540_n 15822836_850087595093575_323742445262512067_n 15823055_850088531760148_6054126677233984732_n 15823128_850088268426841_3380287759540573742_n 15823239_850087708426897_900296270836783618_n 15825747_850087275093607_3775092723230071851_n 15825793_850087495093585_3598083309316896459_n

News Related