Published:

tacsi3Rabi Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Geerida ku timid Marxuum Ali Xasan Faarax (Mataan Ciideed) oo Magaalada Arabsiyo Caawa Ku Geeriyooday.
Dhamaan Maamulka iyo Hawlwadeenada Gabileynews Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Dhamaan Qoyska Reer Mataan Ciideed Meel kasta oo ay joogaan Geerida ku timi Aabohood Cali Xasan Faarax, Waxaanu illaahay uga baryaynaa inuu Naxariistii janno ka Waraabiyo, WAxaanu Si Gaar ah uga Tacsiyaynaynaa Saynab Cali Xasan oo Marxuumku Dhalay Waxaanu leenahay Dhamaanteen Alle Samir iyo iimaan Saadiqa ha inaga Wada siiyo, Aamiin, Aamiin.

Waxaan Eebe uga baryaynaaaa Inuu Naxariistii Jano kawaraabiyo dhamaan Ehelkii iyo Asxaabtiisiina Samir iyo Iimaan Saadiqa saadiga

News Related