Published:

Gabiley(Gabiley-News online )Hogaamiyaha Ruuxiga Ah ee Xisbiga Waddani Xubnaha Sare ee Xisbiga Waddani Ayaaa Waxa uu Gudaha Magaaladani Gabiley Ka Bilaabay Qorshe Uu Muddo Badan Uggu Sooo Noqnoqonayey Gabiley Qorshahaasi Oo Ah In Uu Gobolka Gabiley u Soo magacaabo Masuuliyiin Matasha Xisbiga Waddani Oo Cusub Kuwaasi Oo Uu Ula Baxay “New – Waddani Ama Wadaniga Cusub “ Siday Warar Xogogaal Ahi Soo Gaadhayaan Shabakada Wararka Ee Gabileynewsonline Wararkaasi Oo Tibaaxaya  In Uu masuuliyiintaasi Xirsi  u Soo Magacaabay Gabiley Kuwaasi Oo Lacago Lagu Siinayo Sidii Ay Shirar balaadhan ugu Qabsan lahaayeeen Gudaha Gabiley taasina Ay Cadaysanayo In Uu Xisbiga Waddani ka Maarmay masuuliyiintii Hore . Ee Ku Sugnaa Gabiley .

Qorshahaasi Ayaa La Sheegay In Uu Hogaamiyaha Ruuxiga Ah ee Xisbiga Waddani Uu Ku Kala Fogaynayo Masuuliyiintii Hore ee Gabiley Iyo Xisbiga Waddani Taasina Waxay Cadayn Marag ma Doona U Tahay In Uu XIbsigii Waddani Ka Warwarsan Yahay Codadka uu ka Heli Doono Gobolkani gabiley .


Masuuliyiintii Hore ee Xisbiga Waddani Ayaa Iyagu Walaac Balaadhan Ka Muujinaya Qorshani Uu Waddo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji .

Shabakada Wararka Ee Gabileynewsonline.com Ayaad Kala Socon Kartaa Xogo – Intaasi Ka Faahfaahsan Oo Ku Saabsan Qorshahaasi New Waddani

 

 

News Related