Published:

Mid ka mid ah Masuuliyiinta Dawlada Soomaaliya u Qaabilsan la hadalka Saxaafada Carabta Sidoo kalena Ah La Taliye Arimaha Siyaasada Ah ee Villa Somaliya Ayaa Daboolka ka qaaday Arimo Culus oo Ay Dawlada Imaaraadka Carabtu ka Wado Gudaha Dalka Soomaaliya

Xasan Cabdi Xayle oo ah Khabiir Siyaasadeed ayaa Sharaxay Isagoo u Waramaya Telefishanka ALXIWAAR Qaybtiisa Afka Carabiga Sababta Ay Dawlada Soomaaliya Uga Soo Horjeedo una Diidan Tahay Saldhiga Dawlada Imaaraadka Carabtu Ka Yagleelayso Magaalada Berberba Ee Somaliland taasi oo uu ku sheegay in Dawlada Imaaraadka Carabtu Aqoonsanayso Somaliland Isla Markaana Laba u Kala Jarayso Dawladii Soomaaliyeed

Xasan Cabdi Xayle oo la waydiiyay Sababta Koonfurta Soomaaliya Ay uga Socdaan Qaska iyo Dagaalada Isla markaana Somaliland u Degan Tahay Ayaa ku Dooday in Somaliland Tahay Meel Ay Jabhadi ka Taliso Sidaa Darteedna Ay Nabad u Noqotay

https://www.youtube.com/watch?v=L-mPwbyNR7w&feature=youtu.be

News Related