Published:

Guddoomiye xibiga wadni c/raxman Cirro ayaa maanta Dabaaldegii Feb 20 mar uu warbaahintana soo kormeeraya, dhallinyaradana salaan u diray ayaa wax laga waydiiyay dhalinyarta maxaad ugu talogashay dhalinyarat ama maxaadu haysaan haddii aad talada dalka ku guulaysaan Markaan guulaystaba maahee haduu xisbigu dhalinyarta mudnaanta koowaad siinayaa, Oo xamse kharie ayaa Noqon doona madaxa Guusha Ololaha xisbiga (National Campaign Managerka).

Wuxuu sidaa ka Yidhi mar uu warbaahinta BulshoTV.la hadlayay waxaanu yidhi
21

Waraaqda Magcaabistiisu dhawaan Bay soo bixi doontaa. Imika waa  magacaabay Oo kaley Madaxa Ololaha Qaranka Ee Xisbig ( National Campaign Manager)

News Related