Published:

saleb Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan (Saleeban Gaal) ayaa Walaac ka muujiyey Madaxweynaha cusub ee xallay loo doortay Somaliya Md. Farmaajo, waxaanu Gudoomiyuhu sheegay in uu saameyn weyn ku yeelanayo Somaliland.
Sidaasi waxa uu ku sheegay mar uu Goordhaweyd u warameyey Warbaahinta.
“Haa Saameyn ayuu inagu yeelanyaa madaxweynaha Somaliya ee la Doortay, laakiin waynu u ducaynaynaa Somaliya”Muuqalka warkaasi goordhow la soco.

News Related