Published:

silaan Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud  Siilanyo ayaa la filayaa in uu maanta ka dhoofo garoonka diyaarahada ee magaalda Hargeysa . Madaxweynaha ayaa waxaa u safarkiisan ku wehelin doona marwada koowaad ee qaran Marwo Aamina Waris

Waxaana sida aanu wararka ku helayno uu safarkan madaxweynuhu ku bixi doona uu yahay mid isaga khaas u ah , isla markaana nasasho ah

Safarka madaxweynaha ayaa waxaa u ku soo beegamayaa xili ay dalka ka jiraan marano siyaasadeed oo ku saabsan saldhiga Military ee Berbera oo golaha baarlamaanku ansixiyey iyo abaaro xoogani

News Related