Published:

Xiisad Siyaasadeed oo aad u adag ayaa ka taagan somaliland, ka dib markii xukuumadda Kulmiye ay heshiis la soo gashay imaaraadka carabta oo ay u loogtay Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Berbera.124

garoonkan ayaa waxa la soo dejin doonaa ciidamo ka socda dawlada Imaaraadka carabta, waxaana maanta arrintaasi duuduub ku ansixiyay 144 mudane oo ka tirsan labada gole ee guurtida iyo wakiiladda.

hadaba waxa soo baxday warar sheegaya in uu is casilayo wasiirka arrimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire, waxaana warsaxaafadeed ka soo saartay arrintaasi wasaaradda arrimaha dibada somaliland.

Capture

News Related