Published:

mudaharaad-hrgCiidamada Booliska Somaliland iyo Ardayda Dugsiga hoose dhexe ee Biyo dhacay ee xaafada Idaacada ayaa rabshado iyo mudaharaado  dhex marayaan.

Ardaydan iyo booliska ayaa is baacsanaya Xaafadaha dhexdooda illaa imika sicad looma oga sababta keentay isku dhaca Ardaydan Booliska, balse warar hoose ayaa sheegay in cidamada Boolisku ku dabo jiran qaar ka mid ah ardaydaasi.

News Related