Published:

    

: Dawladda hoose ee degmadda Saylac ayaa soo bandhigtay mashaariic horumarineed oo dhawr ah oo ay doonayaan in ay fuliyaan oo laga maalgelinayo mashruuca isku xidhka dawladaha hoose ee JPLG-ga.

Labadaasi mashruuc ayaa kala ah balaadhin iyo casriyayn lagu samaynayo xarunta daryeelka hooyadda iyo dhalaanka ee deegaanka Jidhi oo ka tirsan gobolka Selel, iyo dayactir lagu samaynayo dugsiga Tokhoshi.

Sida uu sheegay maayarka degmadda Saylac Yuusuf Cawaale Daahir, oo hadal ka jeediyay munaasibad loo qabtay shaacinta labadaasi mashruuc oo maanta ay soo bandhigeen.

 

 

News Related