Published:

Waxaa maanta xabaalaha magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay alle ha,unxariistee caaqil cabdiraxman muxumed ileeye oo habeenkii xalay ku geeriyooday hargaysa

Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qaybagalay xildhibaano masuuliyiin iyo qaybaha kala duwan ee shacabka caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Caaqil Cabdiraxman Muxumed Ileeye Oo Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyey

News Related