Published:

Shacabka kudhaqan caasimada hargaysa iyo guud ahaan Somaliland ayaa ilaa xalay udhegtaagaya go,aanka laga filan karo xisbiyada mucaaridka iyo in mar uun xal laga gaadho khilaafka cakiran ee dalka ka taagan.

Dadweynaha Hargeysa Oo U Dheg-Taagaya  Go'Aanka Mucaaridka

News Related