Published:

Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka daa,uud axmed faarax ayaa wax lalo fajaco ku tilmaamay hadal maanta uu shaaciyay wasiirka waxbarashada Somaliland toorno oo sheegay in ay soo bandhigayaa liiska xlidhibaano shahaadooyin been ah kusoo galaya golayaasha deeganka iyo wakiilada

Hadaba gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka ayaa sheegay in aanay jirin wax waraaqa oo kazoo baxay xafiiska imtixaanaadka oo arimaha wasiirku sheegay khuseeya islamarkaana aanu garanayn waxa uu wasiirku xiligan uga dan leeyahay dadka uu sheegay in aanay shahaado sax ah kusoo bixin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

G.Xafiiska Imtaxaanadka iyo W.Waxbarashada Somaliland oo dhaliilo warbaahinta isku mariyey.

News Related