Published:

Xoghayaha Arimaha Gudaha ee xisbiga Wadani maxamed faarax ayaa jawaab ka bixiyay hadalo isdaba joog ah oo maalmihii udanbeeyay kazoo yeedhay wasiiro xukuumada katirsan oo ujawaabayay xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale Xoghaye maxamed ayaa sheegay in xukuumadii uu ku dhacay dayow islamarkaana ay awasiiradeedii isku jawaabayaan.

'' Wasiirada Xukuumada Somaliland Shaqadoodii ma Hayaan'' Xisbiag Waddani.

News Related