Published:

“Bulshada Waxaan Leeyahay Khatar Ayaynu Ku Jirnaa, Hadiiba laga Cabanayo Gudoomiyihii Maxkamada Sare Ee Isagu Waliba Dastuurka Inoo Haya, Ayaa Eexanaya”Hooyo Cabasho ka Muujisay cadaalada darada Maxkamadaha jsl.

HARGAYSA(W,N)-Hooyooyin iyo bulsho kale oo maanta iskugu soo baxay cabasho ay ka qabaan Maxkamadaha garsoorka Somaliland ayaa sheegay in ay waayeen cid xukunadoodii ufulisay islamarkaana eedo culus ujeediyay gudoomiyaha maxkamada sare oo ay sheegeen in uu isagu hortaagan yahay in ay helaan cadaalada

Sidoo kale dadwaynaha ka cabanaya garsoorka Somaliland oo u waramay horyaal24tv ayaa ku hanjabay In ay isku hor qarxin doonaan madaxtooyada jsl horteeda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

DEGDEG: Hooyo Ku Hanjabtay in ay is Qarxinayso Hadii ay Cadaalad Weydo

News Related