Published:

Xildhibaan siciid cudhay oo katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa masuuliyiinta xukuumada ku eedeeyay in ay kaambayn ka dhigteen qodista ceelka shidaal ee dhawan laga helay deegaanka baho dhamal ee degmada sallaxley.

"Xukuumaddu waxay ku kaanbayn garaynaysa shidaalka Salaxley!

News Related