Published:

Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha deegaanka ayaa xadhiga ka jaray suuq cusub oo dadkii laga raray wadooyinka caasimada looga sameeyay xaafada liinka bilayska ee isla badhtamaha magaalada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Dawlada hoose hargeysa oo xadhiga ka jartay Suuqa line-ka Bilayska

 

News Related