Published:

Shil gaadhi Oo saaka ka dhacay duleedka bari ee magaalada gabiley ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoo Ay Ku geeriyoodeen Alle Hawnaxariistee 2 Qof Oo Rag Ahi shilkan gaadhi oo ahaa  Gaadhi Nooca Rakaabka qaada ah oo Bus ah kadib markii  uu Ku Rogmaday Duleedka Bari Ee Magaalada Gabiley Halka  9qof oo Kalena ay  Ku Dhaawacmeen, kuwaasi Loo Qaaday Cusbitaalka Magaalada Gabiley Si Loogu Dabiibo Xaaladooda Caafimaad.

Ciidanka Nabadgalyada wadooyinka ee gobolka gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay shilkan iyo khasaaraha uuu sobobay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Deg Deg ALLE Haw Naxariiste Laba Qof Ayaa Ku Geeriyooday Shilgaadhi Oo Ka Dhacay Gabiley

News Related