Published:

Magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood ayaa xaaladeeda abni degan tahay 10kii cisho ee udanbeeyay kadib dagaalo ka dhacay taasi oo marba marka ka danbaysa ay nabadgalyadeedu soo fiicnaanayso halka dadkii shacabka ahaa ee ka barakacayna ay dib ugu soo noqonayaan. Marka laga reebo mar mar kooxaha maleeshiyaadka iyo kooxaha kuwanti ahi rasaas kusoo ridayaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan duleenka magaalada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Warbixin:- Xaaladihii ugu danbeeyay ee Magaaladda Laas-caanood.

 

News Related