Published:

Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani iyo gudoomiyaha xisbiga oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan hogaanka saree e xisbiga ayaa xuska munaasibada maalinta qarannimada Somaliland kala qaybgalay shacabka magaalada burco halkaasi oo ay hambalyo udireen ciidamada qalabka sida ee jamhuuriyada Somaliland

Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani ayaa sheegay in ay jirto maalin guud ahaan shacabka Somaliland ka midaysan yahay taasi oo ah maalinta qarrnimada Somaliland ee 18may.

" Dhibaataa Ka Jirta Laascaanood Waxay Inooga bahantahay Nabadayn, Burco Lafteeda.. "  Cirro

 

News Related