|
|||
Gabileynewsonline.com
Kulankii maanta waftigii madaxweyne ku xigeenka JSL mudane Abdirahman Abdillahi Ismail Saylici & mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Filand oo si wanaagsan u qabsoomay:
May 24, 2023 - Written by adminKulankii maanta waftigii madaxweyne ku xigeenka JSL mudane Abdirahman Abdillahi Ismail Saylici & mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Filand oo si wanaagsan u qabsoomay: Madaxweyne ku xigeenka oo war bixin buuxda ka siiyey xaalada dalka Somaliland & u jeedada socodkiisa u kuyimid qaarada yurub gaar ahaan dalka Filand. Kulanka maanta la yeeshay wuxuu ahaa mid aad u wanaagsan .
Somaliland waxay xaq u leedahay in la aqoonsado inay noqdaan dal xor ah oo madax banaan kana madax banaan soomaaliya’ ahaadana laba dal oo jaar’waalana ah isna qadariya.je i Xildhibaan Ali Hussein Begsi & Xildhibaan Suleiman oo Runtii su’aalo adag weydiiyey xubnihii Baarlamaanka Filand ee ay yidhaahdeen Somaliland waxay samaysay dumuqraadiyad xor & xalaal ah doorashooyin madax banaan markaa maxaa loo aqoonsan laayahay dalka waxaa qabsaday? Su’aasha ay weydiiyeen Xildhibaanadu waxay ahayd adigu baarlamaanka Filand ma horgeysay? Jawaabta uu bixiyey Haa qaybta arimaha dibada ayaan horgeeyey weyna ila qateen iney wax la qabtaa Somaliland. Kulankii maantu wuxuu ku soo dhamaaday guul & is afgarad: By Maxamed Jeex
COMMENTS
|
Latest News
|