Published:

Madaxweyne ku xigeenka qaranka JSL oo caawa la kulmay jaaliyada Somaliland ee Filand.

madaxweynuhu wuxuu uga xog waramay xaalada dalka guud ahaan waa nabad.

Talo guud ahaan, ayuu u sheegey jaaliyada reer Somaliland.

madaxweynuhu khudbad wanaagsan, oo shucuubtii jaaliyada dhaqaajisay ayuu u jeediyey.

Madaxweynuhu wuxuu uga waramay dalka intiisa badani waa nabad waliba aad u wanaagsan ayaa ka jirta dalka.

Madaxweynuhu Xaalada laascaanood wa’ xoogaa qaaquul ah ayaa ka jira dowladu waxay ku dadaalaysaa inay nabadi ka dhalato.

Madaxweynuhu wuxuu cadeeyey iney Doorasho dhacayso Ee niyadiina wanaajiya Reer Somalilandow.

Wuxuu intaa ku daray madaxweyne ku xigeenku in ilaahay nabad inooga dhigo in sha Allah nabad ayaan Eebe uga Baryaynaa amen yaa’rabi.

Madaxweyne ku xigeenku wuxuu kula dardaamay jaaliyada Reer Somaliland ee Dalka Filand inaad dalkiina Somaliland waxtartaan dhismaha aad ka qayb qaadtaan.

mowduuca aan doonayo inaan ku soo gabo gabeeyo hadalkaaga, waa inaad ka faa’iidaysataan dalka aad jogtaan kana shaqaysataan β€˜ waxna ka barataan.

ugu dambayn
Jaaliyada Reer Filand waa inaad isku duubnataan isna jeclaataan isna qadarisaan.

By maxamed jeex
Helsinki Filand:

News Related